Atariishada Bollywoodka Ee Meenakshi Thapar Oo Qoorta Laga Jaray. 2012-04-24 07:41:02

Atariishada Bollywoodka Ee Meenakshi Thapar Oo Qoorta Laga Jaray. 2012-04-24 07:41:02

. Atariitashadaan waxaa la afduubtay maalmo ka hor, waxaana sida la sheegay arintaan ka dambeeyay labo jilaa oo tirsan Bollywoodka, Meenakshi Thapar ayaa jishay filimkii cabsida ahaa ee “404”, waxaana sida la xaqeejiyay lagu dilay gabadhaan goobtii ay ku jishay filimkaan.

Waxa ay daabacday jariidada (Daily Telegraph) in labada jilaa ee Preeti Elvin Soren iyo Amit Jaiswal ay afduubeen gabadhaan, kadibna ay bireeyeen.

Labadaan nin ayaa lacag madax furasho ah ka dalbaday waalidka dhalay atariishadaan, laakiin nasiib daro waxa ay ugu dambeyn qoorta ka jareen Meenakshi Thapar, iyagoo kadibna boorso ku riday meydkeedana baddana ku tuuray, haalkaasna Polisku ka helay.

Polisca oo baaritaan deg dega ku sameeyay labadaan nin ka gadaal markii ay heleen meydaka Meenakshi Thapar , waa lagu guuleystay in durba la qabto Preeti Elvin Soren iyo Amit Jaiswal , waxayna qirteen inay ka dambeeyeen fal dambiyeedkaas.

mahamad ahmad
gni89.wordperss.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s