Beyonce Oo Loo Doortay Marwada Ugu Qurxoon 2012. 2012-04-27 07:48:04

Beyonce Oo Loo Doortay Marwada Ugu Qurxoon 2012. 2012-04-27 07:48:04

Wargeyska People ee laga leeyahay Mareykanka ayaa fanaanada madaw ee Beyonce waxa uu u doortay marwada ugu quruxda badan sanadkaan 2012.
Oprah Winfrey: waligey ma niyeysan in aan guursado.
Chris Brown oo loo diiday inuu soo galo UK, xadgudubkii Rihanna dartiis.

Beyonce oo ah 30-sano jir ayaa tiri, waxaan aaminsanahay inaan ka qurux badanahay waqtiyadii aan soo maray, nolosheyduna ay xiligaan ugu wanaagsantahay.

Fanaandaan ayaa sheegtay in ay aad u jeceshahay gabadheeda Blue Ivy Carter, iyo weliba saygeeda Jay Z oo ah fanaan dhanka heesaha rap-ka caan ku ah, iyadoo sii raacisay hadalkeeda in jaceylku macno gaara u yeelay nolosheeda.

Wargeyskaan People ayaa sanadkii hore ee 2011-da u doortay abaalmarintaan fanaanada kale ee rer Mareykan asal ahaana kasoo jeeda Latiin ee Jennifer Lopez.www.gaani89.wordperss.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s