Boqorka Sweden oo dalbaday in loo kordhiyo reerka biilkiisa Waxaa Qoray: JimcaleFriday, March 2nd, 2012

Boqorka Sweden oo dalbaday in loo kordhiyo reerka biilkiisa Waxaa Qoray: JimcaleFriday, March 2nd, 2012

Boqorka Sweden Carl XVI Gustaf ayaa dowlada ka dalbaday in loo kordhiyo biilka reerkiisa oo loogu daro lacag gaareysa ilaa 2 milyan oo dollar.
Qoyska reer boqor ayaa hada biisha 6 milyan oo dollar sadexdii sanaba balse boqorka ayaa sheegay in aysan lacagtaas ku filneyn reerkiisa maadaama hada ay siyaadeen oo sanadkii hore la guursaday gabadhiisa Victoria isla markaana hada ay gabadh dhashay.
Lacagta ayaa loo isticmaalayaa biilka reer boqor iyo daryeelka guryaha ay deganyihiin. Boqorka Sweden ayaan lahayn wax awood siyaasadeed ah taasoo dhalisay in dhowr jeer dadku ay isweydiiyaan sababta loogu baahanyahay in Sweden ay boqor yeelato.www.gaani89.wordperss.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s