Ek Tha Tiger Oo La Tilmaamay In Uu Shaaboho Filimka Agent Vinod. 2012-04-25 09:43:23

Ek Tha Tiger Oo La Tilmaamay In Uu Shaaboho Filimka Agent Vinod. 2012-04-25 09:43:23

Dhamaan taageera yaasha xidigaan waxa ay ogyihiin in filimka Salman Khan ugu weyn sanadkaan uu yahay Ek Tha Tiger, waxaana filimkaan atariisho ka ah gacalisadii hore ee Salman Katrina Kaif, waxaana la tilmaamay in filimku aad ugu egyahay filimka kale uu jilay Saif Ali Khan, kaas oo lagu magacaabo Agent Vinod.
Daawo sawirada Filinka Bodyguard
Shahrukh khan iyo Salman Khan oo is aflagaadeeyay
Katrina Kaif: Waxaa i baro afka Hindiga Saaxiibkeey Salman Khan
Katrina Kaif: Waan ku faraxsanahay inaan la jilo Ajay, Ranbir iyo Arjun Rampal.

Salman Khan filimka waxa uu ku jili doonaa jaasuus, waxaana dhanka atariishada ka noqon doonta sida aan horay u soo sheegay Katrina Kaif, waxaana lagu wadaa filimkaan inuu soo boqo goor dhaw, aad ayaana loo wada sugayaa filimkaan.

mahamad ahmad
gni89.wordperss.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s