Fanaanada Nimco Dareen oo hees caan ah xatooyo ku samaysay. 2012-04-26 11:19:18

Fanaanada Nimco Dareen oo hees caan ah xatooyo ku samaysay. 2012-04-26 11:19:18

Heesta Booli oo ay caan ku noqotay fananada Nimco Dareen,ayaa la ogaaday inay tahay hees horay u qaaday fananada caanka ah ee Marwo Abdi.
Abaalmarinta Jilaa-Nomadlyrics ee Fanaaniinta 2010 Somalia
Nimco Dareen Heesteeda Ubad oo maalmahan Kacsan
Nimco Dareen oo Jigjiga lagu soo dhaweeyay dhaantana ku tuntay

Mar waraysi laga qaaday Fananada Nimco Dareen sanadii 2010 ay ku sheegatay heesta Booli ay leedahay ayada,uuna u sameyay abwaan Soomaaliya joogo oo lagu magacabo Abdulaahi lakiin waxaa arintaan beenisay dhawaan Fananada Marwo Abdi.

Fananada Wayn Marwo Abdi,ayaa ku adeeysay dhigeeda Nimco Dareen in heesta iyo miraheeda ay ku tumatay si xuna ay u qaday.

Marwo Abdi,ayaa hadalkeeda ku sii dartay in heestaan Booli la samayay 1983 erayada heestana uu samayay Abwaanka Xasan Xaaji Abdulaahi halka uu laxankane uu ku laray Fanankii weyna Ahmed Gacayte.

Fanaanada Nimco Dareen ayaa ilaa iyo iminka wax war ah ka soo bixin dhankeeda oo ay uga jawabayso arintaan lagu eedayay ee ah been abuuris ay ku samaysay xaga fanka.

Maahan wax Ku cusub Fanka Soomaalida in Fanaan uu xatooyo ku sameeyo hees balsa dadka ku xeel dheer Fanka ayaa arintaan ku tilmamay in ay qalad tahay in uu fanaan inta hees xado hadane uu sheegto in isaga loo sameyay heesta.

mahamad ahmad
gaani89.wordperss.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s