Katrina Kaif Oo Soo Wada Filim Documentary Ah Oo Ka Hadlaya Bollywoodka. 2012-04-26 08:33:55

Katrina Kaif Oo Soo Wada Filim Documentary Ah Oo Ka Hadlaya Bollywoodka. 2012-04-26 08:33:55

Kadib guushii ay ka gaartay filimkii ZNMD atariishadaan quruxda badan ee Katrina Kaif, waxa ay hada soo wada filim Documentary ah, kaas oo ka sheekeynaya 100-sano Bollywoodka, waxaana magaciisa lagu sheegay filimka “Sheila Ki Jawani”.
Katrina Kaif: Waxaa i baro afka Hindiga Saaxiibkeey Salman Khan
Katrina Kaif: Waan ku faraxsanahay inaan la jilo Ajay, Ranbir iyo Arjun Rampal.
Katrina Kaif oo joojisay in lagu dhunkado aflaamta.

Filima waxaa atariisho ka noqoneysa Katrina, iyadoo la sheegay in heesihiisu ay noqon doonaan kuwii ku jiray filimkii gabdhaan ay horay u jishay ee Tees Maar Khan, kaas oo ay kuwada jireen Akshay Kumar.

Filimku waxa uu ka sheekeynayaa waqti dheer, waxaana sawirkiisa lagu sameyn doonaa magaalada Mumbai, iyadoo mid kamida heesihiisa ay kasoo muuqan doonto Farah Khan.
mahamad ahmad
gni89.wordperss.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s