my_boys

my_boys

Weeraryahanka lacagta badan ku fadhiya balse aan wax tarka badneyn ee kooxda Chelsea Fernando Torres ayaa lagayaba in ay Chelsea ku hesho qiimihii ay kasoo bixisay mid lamid ah

Kooxda hantida loo quurayo ee Anzhi ee wadanka Russia ayaa dooneysa in ay qaatado marka uu dhamado xagagan ninkaan Chelsea ugu fadhiyo £50milion

Macalnka kooxda Anzhi Guus Hiddink ayaa doonaya in uu helo weerar dheeraad ah oo dhexda ka ciyaara waxaana uu doonaya in uu soo qaato midkood Didier Drogba, Emmanuel Adebayor iyo Torres

Laakin waxaa uu hada si gooniya uraadinaya Torres

Milkiilaha Chelsea Roman Abramovich oo aad ujecl weeraryahankii hore ee kooxda Liverpool ayaan la.ogeyn sida uu usoo dhoweyn doono isku deyga Anzhi ee ku aadan Torres

March 30, 2012. Uncategorized. Leave a comment.

Next Page »Theme: Fresh Bananas. Blog at gaani89.WordPress.com.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s