Priyanka Chopra Oo Buuxi Doonta Booskii Jaya ee Filimka Zanjeer. 2012-04-23 07:38:56

Priyanka Chopra Oo Buuxi Doonta Booskii Jaya ee Filimka Zanjeer. 2012-04-23 07:38:56

Filimkaan oo la dhigay 1973-kii ayaa Remick ama dibu habeyn lagu sameyn doonaa, waxaana lagu wadaa in atariisho ay ka noqoto Priyanka Chopra, iyadoo matali doontaa gabar ciyaal shaaric ah oo caqli badan, qarniga 21-naadna ku jirta.
Priyanka Chopra: wali ma helin ninkeyga saxda ah oo guursan lahaa
Priyanka Chopra oo bilaawday aadistsa Gym-ka

Atariishda saxda ah ee filimkaan meteshay xiligaas waxa ay eheed Jaya Bachchan, waxaana wararku sheegayaan in mar dhaw ay sii doonto ogolaasho Priyanka, si ay u jisho filimkaan.

Warar kale ayaa sheegaya in laga yaabo in Priyanka Chopra ay ku fikireyso in fililmaan kale ay ka dalbato Jaya, kuwaas oo qanciyay atariishada laakiin waxaa ugu horeeya filimkaan Zanjeer.

mahamad ahmad
gni89.wordperss.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s