qoraaye sare mahamaad ahmad gaani

qoraaye sare mahamaad ahmad gaani

Beyonce Oo Loo Doortay Marwada Ugu Qurxoon 2012.
2012-04-27 07:48:04

Wargeyska People ee laga leeyahay Mareykanka ayaa fanaanada madaw ee Beyonce waxa uu u doortay marwada ugu quruxda badan sanadkaan 2012.
Oprah Winfrey: waligey ma niyeysan in aan guursado.
Chris Brown oo loo diiday inuu soo galo UK, xadgudubkii Rihanna dartiis.

Beyonce oo ah 30-sano jir ayaa tiri, waxaan aaminsanahay inaan ka qurux badanahay waqtiyadii aan soo maray, nolosheyduna ay xiligaan ugu wanaagsantahay.

Fanaandaan ayaa sheegtay in ay aad u jeceshahay gabadheeda Blue Ivy Carter, iyo weliba saygeeda Jay Z oo ah fanaan dhanka heesaha rap-ka caan ku ah, iyadoo sii raacisay hadalkeeda in jaceylku macno gaara u yeelay nolosheeda.

Wargeyskaan People ayaa sanadkii hore ee 2011-da u doortay abaalmarintaan fanaanada kale ee rer Mareykan asal ahaana kasoo jeeda Latiin ee Jennifer Lopez.

Waxa xusuus mudan Blue Ivy Carter ayadoon isbuuc aduunka joogin ee hees ey oohinteeda ku jirto ka dhex muuqatay heesaha xulka ah ee Billboards, taas oo ka dhigeysa qofkii ugu yaraa oo ka dhex muuqda Billboards.
gaani89.wordpress.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s