Tamer Hosny iyo Haifa Wehbe Oo Lagu Wado Inay Wada Shaqeeyaan. 2012-04-25 10:48:45

Tamer Hosny iyo Haifa Wehbe Oo Lagu Wado Inay Wada Shaqeeyaan. 2012-04-25 10:48:45

. Waxa uu ku dhawaaqay soo saaraha reer Masar ee Mohamed Sami in hadii musalsalka uu wado soo gabagaboobo uu sameyn doono filim uu ku kulminayo labada fanaan ee Tamer Hosny iyo Haifa Wehbe, waxaana uu sheegay inuu u dhiibi doono filim Comdey ah.
Haifa Wehbe Oo Wacdaro Ka Dhitay Xaflad Ka Dhacday Turkiga.
Amr Diab iyo Tamer Hosny oo xaabsaday African Music Awards.

Haifa Wehbe waxa ay hada ku jirta sawirada musalsalkeeda cusub oo ah kii ugu horeeyay nolosheeda.

Soosaare Mohamed Sami ayaa horay ula shaqeeyay fanaanadaan caanka ah ee reer Libnan Haifa Wehbe, wuxuuna u dhiibay Clipkii caan baxay ee Enta Tany

mahamad ahmad
gni89.wordperss.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s