Aragti: Yuu Horyaalka Premier League Gacanta U Geli Doonaa Habeen Danbe City Mise United? Waxaa Qoray: Saed Mohamed ahmad gaaniTaariikh: 29-04-12 1:10 PM

Aragti: Yuu Horyaalka Premier League Gacanta U Geli Doonaa Habeen Danbe City Mise United? Waxaa Qoray: Saed Mohamed ahmad gaaniTaariikh: 29-04-12 1:10 PM

Kulanka ugu weynaa taariikhda Manchester derby ayaa habeen danbe waxa uu ka dhici doonaa Etihad Stadium, marka ay iska horyimaadaan Sky Blue v Red Devils, Mancini v Ferguson, Blue v Red.

Kulankii hore ee ay labadan kooxood ku ciyaareen Old Trafford waxaa 6-1 ku badisay kooxda Manchester City oo dagaal ugu jirta inay iyaga noqdaan kooxda hogaanka ay u heyso magaalada Manchester.

Lakiin kulankaan ayaa ah kii lagu kala bixi lahaa, hal magaalo oo weyn ayaa ku kala qeybsan. Kulankaan waa kii taariikhda lagu sameyn lahaa, waa meeshii kubada cagta ay ku noqon laheyd wax ka badan kaliya ciyaar.

Xilligan la joogo wax ka badan seddex dhibcood ayaa miiska saaran, waxaa miiska saaran hanashada horyaalka Premier League. Adigase midabkee tahay Casaan mise Buluug?

Sadaal ka bixi kulanka la sugi la’yahay ee Isniinta dhexmari doona kooxaha Manchester City v Manchester United?

Sadaal Ka Bixi Kulanka Manchester Derby Ee City Iyo United

.
Man City Ayaa Badin Doonta.
Man United Ayaa Badin Doonta.
Barbaro Ayay Ku Dhamaanee.
Codee
Natiijada CodbixintaSii GudbiPolldaddy.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s