Dani Alves Iyo Thiago Oo Raaligelin Ka Bixiyay Dabaaldegii Ay Sameeyeen Kulankii Rayo Vallecano. Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti Taariikh: 30-04-12 8:44 AM

 Dani Alves Iyo Thiago Oo Raaligelin Ka Bixiyay Dabaaldegii Ay Sameeyeen Kulankii Rayo Vallecano. Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti Taariikh: 30-04-12 8:44 AM

Dani Alves iyo Thiago Alcantara ayaa labadoodaba raaligelin ka bixiyay sida ay u dabaaldegeen ka dib markii ciyaaryahanka khadka dhexe Thiago uu gool dhaliyay ciyaartii ay Barcelona 7-0 kaga badisay Rayo Vallecano.

Ka dib markii ciyaaryahanka ku dhashay Italy balse Isbaanishka ah uu shabaqa ku hubsaday goolkii shanaad ee ciyaartii Rayo Vallecano, waxaana dabaaldega kula soo biiray ciyaaryahanka reer Brazil Alves, halkaasoo ay ku soo bandhigeen qoob ka ciyaar.

Si kastaba, dabaaldegoodaas ma aheyn mid uu jecleystay kabtanka kooxda Carles Puyol, kaasoo si dhaqso ah uga qasay qoob ka ciyaarkooda, halka tababare Pep Guardiola uu dhaleeceeyay labada ciyaaryahan ka dib ciyaartii xalay.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s