Liverpool Oo Ku Sii Dhawaanaysa Saxiixa Xherdan Shaqiri. Waxaa Qoray: mo.a.farah Fantastic Taariikh: 26-June-2014

Kooxda Liverpool ee dalka ingiriiska ayaa ku dhaw inay heshiis lagaarto laacib ka kooxda Bayern Munich iyo xulka Switzerland Xherdan Shaqiri.

Sky Italia ayaa sheegaysa in kooxda Liverpool oo inbadan daba joogtay 22 jir kaan Xherdan Shaqiri ay ugu danbayntii ku dhawdahay inay soo gaba gabayso saxiixiisa.

Di Marzio oo ah wariyaha qoray warkaan ayaa intaa ku daray in wakiilka Shaqiri oo ah walaakiis uu wada xaajood ku aadan shuruudaha gaar ka ah ee laacib ka uu kula jiro kooxda Liverpool ee dalka ingiriiska.

Xherdan Shaqiri ayaa xalay si wayn uga qayb qaatay in xulkiisa qaranka Switzerland uu u soo baxo wareega 16-ka koobka adduunka kadib markii uu u dhaliyay 3leey.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s