Luis Suarez Oo Ka Hadlay Qaniinyadii Uu Qaniinay Giorgio Chiellini. Waxaa Qoray:mo.A.farah Fantastic Taariikh: 25-June-2014

suarez

Laacibka xulka qaranka Uruguay iyo kooxda Liverpool Luis Suarez ayaa ka hadlay dhacdadii aadka loola yaabay ee uu ku sameeyay daafaca kooxda Juventus iyo xulka talyaaniga Giorgio Chiellini.

Suarez oo waraysi gaar ah siiyay TV-ga wadan kiisa Uruguay ayaa wax laga waydiiyay dhacdadii isaga iyo Giorgio Chiellini wuxuuna ku jawaabay:

“Waxaas waa wax mar walba ka dhex dhaca garoonka, waxaan kuwada sugnayn xerada ganaaxa, garab kiisa ayuu iiga dhuftay xabad ka sidoo kale isha ayuu iiga dhiftay, waxaasna ma ahan wax haboon in lasii raac raaco waana wax intabadan ka dhaca garoomada”.

Suarez oo ka hadlay ciyaarta ayaa yiri “Aad ayaan ugu faraxsanahay soobixitaan keena waana ogayan inay lagama maarmaan tahay inaan guulaysano si aan ugu soo gudubno wareega xiga, waqtigaan la joogo waan garanaynaa awoodeena iyo meesha aan awoodno inaan gaarno”.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s